xulka kubada cagta somalia – Aragtida dadweynaha
maxay kula tahay sababta xulka qarankeenaa somalia guulo waaweyn uga gaari la'a yahay masraxyada caalamiga ah . maxaadse xalka u aragtaa ?
Soomaaliya waa dal danyar ah, Waxaa adag in la maalgeliyo xulka qaranka heerkii loo baahnaa, Maalgelint waxaa kamid xagga tababarka, Qalabyada ciyaartoyda, Safarada, İsku xiriirada kale ee caalamka, Caqabado badan ayaa Somalia ka horistaagan.
Tartankii Orodka ee shiinaha, Gabdhii sidda qabiilka lagu xulay ee caalamka oo dhan maadeysi u noqotay haddii aad arrintaasi ku cibro qaadanin weligaa waad iska riyoon kartaa
Musuqmaasuq ayaa dib dhigay, Sidda maamulka ciyaaraha. waxaa ka mid ah lacagta loogu talagalay xulka qaranka oo lagu lunsado, iyo xulka qaranka in loo doorto dad aanan ku habooneyn iyada oo keliya reer hebel ahaan loo fiirinaayo.