bitcoin – Aragtida dadweynaha
Bitcoin waa lacag aan sharci ahayn waxaa loo isticmaalaa waxyaabaha sharci darrada ah, waa mid khatar oo aan la isku halayn karin.

Bitcoin waa halis sababtoo ah qiimaheeda xowli ayuu isku isbeddelaa, İsbedelkana waxaa uu ka dhigayaa mid aan la isticmaali karin, Laakiin tijaabo waa caadi
Waa meel aan waxbadan ku khasaaray, Dadka aan qibrad u lahayn waan u uga digayaa, Laakiin waa somalia bal soo tijaabiya
Lacag aan la aqoonin qofka iska leh qofkii maalgashanaayo waa qof doqon ah, Ama waa qof lacag soo dhacay oo culeys aanan ku haynin
Xoog hoose oo isoo Gaartay waxaa la igu sheegay in bitcon aysan sii jiri doonin sbbo badan oo la ogaaday hdda damacsan tahy inaa soo tijaabisid dhaqo oo hdda kalay haddi kale waqtiga ku hayo
Future trading crypto suuq crypto kamid ah oo laisticmaalayo leverage.leverge waa Deen suuqa aadkugakeeso lacagtaada a lagudaraayo tusaale 100dillar baa suuqa 1000 kugali rabtaa leverage 10x qaadane saasa kugale hadii leverage Kaas laiga Rabin I retest rate ribo ma xalal baa? Xog yaakahayo?