hadii lagu dhaho 4ta qof ee madaxda ah ee aduunka wasaqaysay ka saar 4 tee baad ka saari lahayd yaadna boos kooda ku buuxin lahyd ?
4 madaxweyne ee Aduunka wasaqeysay maba jirto, Waxaa jiro Nidaam gaalnimo ah oo aduunka lagu wasaqeyey, Nidaamkaas ku bedel nidaamka kitabka Quraanka, Markaas wax weliba way hagaagayaan