wax maxayse sababta ugu wayn ee somalidu xal ugu la.dahay abuurida dawlad cadaaliya oo awood leh
Majiro siyaasi somaliya mideeyn kara ama xal ukeeni kara ilaa nidaamka dalka loo badalo mid kitaabka alle iyo sunadiisa kushaqeyo dasturkan rer galbeedku maaal geliyaana meesha laga saaro.