somalida qooq iyo dareenka ayaa maskaxda ka waalay – Aragtida dadweynaha
wadamada kale ilmaha so qaangaro horey ka guursadan ama naago kuhelaan muslim ama gaal laakin somalida guurkii baa lagu adkeeyey dhinaca kalena diintii baa lagu wadaa sida xaqiiqadana diinta waxay na faree in guurka la fudeydiyo marka mala dhihi karaa somalida waxa heeyo waa qooq
Asal ahana guurka lama adkeynin ee Nolasha ayaa qaali noqotay, Waxaa yaraaday dadka ka fekera dhalinyarada, Waxa yar ragga si dhab ah u doonayo in ay masuuliyad qaadaan, Waxaa yaraaday dumarkii daacada ahaa ee si dhab ah u qalmay in la la dhaqdo. Haddii Nolasha wx weliba raqiis noqdana guurkun waa raqiis. alle waxaa uu Quraanka ku dhahay ''Kuwa aanan haysanin dhaqaale ay ku guursadaan, Ha adkeysteen ilaa u illaahay fadligiisii hodan kaga dhigi doono''.