hadii qof kusiiyo sanduuq ay ku jiraan waxyaabihii kaa lumay oo dhan, waa maxay waxa ugu horeeya ee aad ka dhex raadin laheyd?
Xasuusti caruurnimo ee bilaa buuqa iyo bilaa masuliyada ahayd ee dharka ciida la seexan jiray sugitanka inuu waagu dilaaco ay igu adkayd
Lacag ama dahab hadba wixii agteydii qiimaha ka lahaa