fikirkaagu waa muhiim – Aragtida dadweynaha
Ha ka baqin inaad caawinaad dadka ka codsato. Waxaa jira ururo badan oo ka caawiya lamaanaha isguursanaya xagga iyo dhaqaala ah ama waxaa suurtagal ah dad muxsiniin ah in aad hesho-Laakiin waxaa dushaadii saaran in aad raadiso.
Ka wada hadla gabdha xaalada dhaqaalahaaga ka hor intaadan guursan. Waxaa suurtagal ah si dhab ah in aad isku fahamtaan
Adiga oo wax qarash aanan kaa bixin in aad guursato iska ilow, Laakiin ugu yaraan ku dadaal in aad qabsato aroos qiimo yar.
MO OGATAHY ADIGON WAX XANUUN AH ISKU OGAYN IN AAD HALMAR NAFTA WAYN KARTO, HAA Cudurada wadnaha ku dhaco badankood waa silent killer Hadaad isku aragto xabad xanuun daal farabadan iyo garbo xanuun toos utag xarun caafimad. Baaritaanka wadnaha waa muhiim.
Jareer markii laga hadlaayo mac naheedu maha ina qabiil lagu dhawaaqay ee waa qow miyad , waxaana loola jeeda qabiilo kala dugan kuna kala nool deegaanada somaalida qeyba heeda kala dugan , oo laakiin isu muuqaal eg balse aan ahyn isku lah jad
Waxa ayna ukala baxaan ,
2 ] qaybood Reerkoon fur iyo Reer galbeed oo aan ulajeedo Reer shabeele, balse isku ekaan shaha bidab kooda ayaa sababay in halmagac okaliya in loogu yeero waana jareerweyne
Markaa adigu noqon ka la guursanaayo oo raadso gabadh lacag leh kuna dheh i guurso adigu meherkana iyo lacagta arooska amaahi marka shaqaysto baan ku siin. Inta ka horeysa guriga uga shaqee, xumuurad cidayaha u mari, timaha u feedh mar walbana waxay kuu dirsato u qabo.