school ka haddad dhameysay,maxaad ka faa’iidday? – Aragtida dadweynaha
12-kii sanno ee aad dugsiga hoose illaa sare dhiganaysay maxaad ka faa’iidday?
keliya, waxa aan xasuustaa in aan isku baranay jacaylkaygii kowaad.kkkk sidoo kale ragg qiimo badan baan ku bartay, bes.adna?
Schoolka 12 sano in laga dhigo qalad wayn waaye, Laakiin waxyaabo badan ka bartay sidda maskaxdaada in ay kobacday, İn aad afsomaliga soo qorto, İn ad bulshada dhexgasho, İWM schoolka door ka qaatay. Laakiin khasaaran wuu leeyahay
Waxan ka faiday oo weyn majirto, lkn waxan ogaday qiimaha waxbarashada maadiga, hdan 12 kaas io 4 sano ee jaamacada ah ku baran lahaa diinta iyo fiqiga,ama,xadiithka, xiligan caalim somaliyeed ban ahan lahaa ama ugu yaraan nin diintiisa marti ka aha ma noqdeen lkn hdaan janais haystaan mana qasaarin doono insha allh.