feminist – Aragtida dadweynaha
aragtida feminism inta aynu shiilno oo aynu hagaajino inta khaldan ee diinteena khilaafaysa ma iska saarnaa oo masoo qaadana inta saxda ee dumarkeena soomaaliyeed dulmiga iyo tacdiga ay dhaqankeenu iyo wadaaddadu ku hayaan ka saaraysa? sidii aynu dimuqraadiyadaba ka yeelnay oo kale.
Haddii inta qaldan feminismka laga saaro, Oo inta diinta waafaqsan laga soo qaato, Kolkaasi Feminism maxaa micna ah oo u haraya? Caalamka feminismka hoos ayuu u dhacayaa, Dumarka Somalida haddii Ragga ay u wanaagsadaan wax welib way hagaagayaan