soonka iyo salaada? – Aragtida dadweynaha
maxey tahay sababta dadka somaliyed ay gaal ugu yaqaanin qofkan aan soomin lknse ay caadi ula tahay qofka aan dukanin?.
Sababtu waa in salaadu tahay wax maalin walba taagan oo lala qabsaday halka soonku yahay wax cusub oo sannadkiiba mar dhaca. Xiisaha loo qabo ayaa keenaya in la ilaaliyo se haddii uu maalin walba taagnaan lahaa sida salaada ayuu caadiyoobi lahaa.
Waa jaahilnimo, Qofka salaada ka taga in gaalnimo lagu tilmaamo ayaa ka saxan midka soonka ka tagay, İnkasto laba dembi waaweyn ay kala yihiin Allaha naga badbaadsho