weerarkii ruushka ee dhawaan ka dhacay iyo sheegashadii daacish – Aragtida dadweynaha
aqalka looga arrimiyo ruushka ee kremlinka ayaa sheegay inuusan jawaab ka bixineyn sheegashada kooxda daacish ee ah inay ka dambeysay weerarkii dadka badan lagu laayey ee lagu qaaday hool ku yaalla moscow.

ugu yaraan 137 qof ayaa la dilay kadib markii rag hubeysan oo xiran dharka militariga ay gudaha u galeen hoolka crocus city, iyagoo toogtay dad daawanayay bandhig faneedka, ka hor inta aysan gubin dhismaha.
Weerarkani way muuqataa cida fulisay, İn ay Ukrain tahay laakiin Daacish maxay u sheegatay, Shaki badan iyo wareer ayaa mowduucaan ka qaaday
Weerarku wuxuu ahaa midloogu talagalay in lagu cabsi geliyo shacabka Ruushka, Reer galbeedku waxaa ay dhibsadeen in putin uu kusoo baxay doorashada.
Waxaa aad u yar dadka rumeysan in weerarkani ay fulisay Daacish, Arrimo layaab leh ayaa isdaba yaalo