tiktok oo mareykanka laga mamnuucaayo – Aragtida dadweynaha
mareykanka oo iska leh dhamaan shirkadaha ugu waaweyn dunida google, facbook, amazon etc, in uu ka qayliyo tiktok waxaa ay ku tuseysaa sidda quwada isticmaarka ay u doonayaan in aan tecknologyad laga horeyn
Tiktok waa application ciyaalk mareykanka xaqiiqada lagu tusay, Waa meel beenihii faafau ee Yahuuda lagu burbuiyey, Marka in mareykanka uu ka qayliyo xaq ayuu u leeyahay kkkkkkkkkkkkk
Waxaa suurtagal ah in mareykanka uu dhaho ''Shiinaha isagaba shirkadaheenii sidda Google, Facebook, Waa ka mamnuuc'' Marka annaga maxaa noo diidaayo in aan iska mamnuucno.
Haddii Tiktok mareykanka laga xiro yaa Somalida Live-ka soo gasho lacag usoo diraayo hahahahahahahahha