soomaaliya iyo iran oo dib usoo celinaya xiriirkooda – Aragtida dadweynaha
maxaad ka aaminsantahay somalia iyo i̇ran in xiriirkoodii dib usoo noqdo, faahfaahin: soomaaliya waxaa ay iran xiriirka u jartay bishii janaayo sannadkii 2016, waxaa ayna dowlada somaliya cayrisay diblomaasiyiintii i̇ran, isla maalinkii ay soomaaliya xiriirka u jartay iran, waxay lacag $50 milyan oo dollar oo deeq ah ay ka heshay boqortooyada sacuudi carabiya. dowladda soomaaliya ayaa tallaabadaas sabab uga dhigtay “farogelinta joogtada ah ee iran ay ku hayso” arrimaha gudaha ee soomaaliya.