somalia al-shabaab ma qabsan doonaa sidda afganistan? – Aragtida dadweynaha
mowduucaan si kasto ay u yaryihiin dadka iyaga oo soo jeeda wax qiimeeya, haddana sadaasha dalka somalia ee 10-ka sano ee socoto waa mid mugdi badan uu ku jiro, laakiin allaha ha inagu aadiyo dhanka khayraka inoo ah
Al-Shabaab qeybo ka mid ah shacabka Soomaaliyeed ayey taageero ka heystaan, gaar ahaan deegaannada ay ka taliyaan. Taageeradaas waxaa ay ururka u tahay guul, Anigu lama yaabayo haddii somalia siddi Taliban oo kale haddii ay ka dhacdo.
Khilaafka siyaasadeed ee ka jira Soomaaliya wuxuu u sahlayaa Al-Shabaab inay sii xoogeysato. Siyaasiyiinta Soomaaliyeed inta ay ku howlan yihiin siddee Dastuurka loo bedelaa, Waxaa macquul ah in dushoodii laga soo daato.
beesha caalamka waxaa ay bixisaa taageero dhaqaale iyo ciidan oo loogu talagalay la dagaallanka al-shabaab. ila xilligii ururka la aas aasay 2007 ilaa iyo hadda taageerada iyo lacagta beesha caalamka haddii looga adkaan waaye, anigu waxaan qabaa, adeer somalia isagaga carar ama iska tartiibso maallinta la qabsado. waxaa loo baahan yahay bulshadu in ay ka kobacdo xagga fekerka iyo caqliga.
Al-Shabaab waxay si weyn uga faa'iideystaan dagaalka fikirka. Waxay faafiyeen fikirkooda waxaa ayna usoo jiitay dhallinyarada aad u badan ilaa hadda dadka ku biiraayo waa ay kordhayaan.
Hdda fikirkay ka dhiib suaasha badan ay dadka is waydiinayaan Al-shabaab ma aqbsan doona dadka miise sii jirin doonaa jwb waa dhahaa mye anoo wax badan sbbenayo
1) fikrada marka hore lugu taagaray mugu dhaqmaan jwb waa mye waxaa jiri dhib iyo qaasaro badan oo loo meel dayin ee keesteen
2)in si fudud qof loo gaaliseeyo kadibna dhiigisa la xalaysto
3) ma jiro qos soomaliyeed anay garaafo ama dhib ugu keysan

Shalay shacabka ayaa taageeray una argay in diin iyo dalba difaacayaan lkn dhamaan far baa ku dan .