solo trader – Aragtida dadweynaha
Waxaa ay ku xirantahay hadba ujeedada aad u iibsaneyso, Dahabku waxaa loo iibsadaa inta badan in hantida lagu ilaashadu, Si looga badbaado sicirbararka iyo qiima dhaca lacagaha. 1 Gram oo dahab haddii hadafkaagii uu yahay in ay lacag kale marka ay kuu fuusho in aad iska iibiso si aad uga faa'ido, Waxaa ay u badantahay in aadan faa'ido badan ka helin. Laakiin Xoolahaagii waad ku ilaalsan kartaa dahabka.
1 gram dahab waa 70$ ilaa $75 ayu isku bedbedayaa 1 gram dahab maku trade gareynee maxaa ku sameynaa ma dahab la taaban karo soo iibsanee mise mid online ah