siyaasaadu saaxib malahan, dan joogta ah ayey leedahay – Aragtida dadweynaha
siyaasiyiinta africa weligood halka uu shiling uu jiro ayey iyaguna u badnaayeen ilaaa gumeystihii yurub, Wax isbedel ama cusub majiro
Sababtoo ah siyaasiyiinta iyaga laftirkooda ayaa dowlad la'aan kusoo koray, Marka fowdo weligeed way soconeysaa
Africa waa meel loosoo shaqo tago, Qurba joog weliba ee dibada kusoo wareera haddii qabiil fiican uu ka dhashay waxaa uu galayaa suuqa ka ganacsiga dhiiga shacabka soomaaliyeed
Waxaa sabab u ah dadka xoolaha ay hortagan yihiin, Caalamka kama jiro siyaasi mowqifkisii shalay iyo maanta isbedelo laakiin somalia yes, Weliba shacabka Somalida hortoodii yes, Waxay lamicna tahay bulsho jaahil ah ama waa bulsho dulqaad badan