side copywriter ku noqon karaa? – Aragtida dadweynaha
marka hore salaan;
waxaan aad u jcelahay inan noqdo qoraa,sida aan ku noqon lahaana ma aqaani, ila taliya bal!
Akhri qoraallo badan, Sidda noocyada kala duwan ee qoraallada, Wargeysyada, majaladaha, buugaagta, iyo boggaga internetka, si aad wax badan uga fahamto qaababka qoraalka loo qoro iyo mowduucyada xiisa leh.
Baro luuqada Ingiriiska si aad u heshid macluumaadyo badan ugu yaraan si aad ug tusaale qaadato buugaagta badan ee Englishka ku qoran.
qor maalin kasta dhacdooyinka dunida ka dhaca, ama qor buugaag diini ah, ama terjumaad ku samey buugaagta la qoray, xusuusnow bilowga koowaad wuu adagyahay, laakiin gadaal dambe ayaad waxkasta ay kaaga fududaanayaan.