ragga iyo dumarka furrinka yaa sabab u ah? – Aragtida dadweynaha
labada lamane midkasto waxaa uu ku eedayaa kan kale in uu furiinka sabab u yahay, laakiin dumarka maanta dagaal aanan la aqoonin oo dhexdoodii ah oo ay ku jiraan darteed waxaa uu keenayaa in gurigoodii uu burburo
Faragelinta qoyska iyo saaxiibada ayaa keeno khilaafka iyo dhibaatooyin guriga lamaanaha, Natiijo waa kala tag iyo baraha bulshada oo laga soo qayliyo.
Culayska shaqada guriga iyo daryeelka carruurta oo aan la qaybsanin ayaa waxaa ay keenaan daal, niyad jab, iyo furriin. Haddii aysan lamanayaashu ka fekerin furriinku waa qasab
Caadooyinka xun ee ragga, sida isticmaalka maandooriyaha, iyo banooniga, Waa qayb kamid ah waxyaabaha furiinka keena, İyo gabdha oo la ixtiraamin, Sanadkaan ragga oo dhan guurku waxaa ay u arkaan meel ay ku xaajo gutaan, Laakiin guurku waa ka micna wayn yahay intaa.
Isbedelada nolosha, Sida korriisamada wiilka iyo gabdha iyo kala duwanaanta sidda ay Nolasha u kala arkaan waxay keeni karaan khilaaf iyo furriin.