qaaabkeee dalkeena u xureysan karnaa – Aragtida dadweynaha
Wadankeenu wadada keliya ee aynu ku xoreysan karno, Waa in aan annaga ka somalia ahaan isku tashanaa, Waa in aanan lacag iyo taageero beesha caalam iska dhaafnaa, Annaga dhexdeenii waa in aan heshiinaa. Markaas Somali isku tashatay ayaan noqoneynaaa
Waxaa aad soo qortay dhan waxba ma soo kordhinyaan, besha caalamka wa muhiim , majiro wadan kaligii isku filan aduunka, koonka wuu isku wada xiran yahay, siyaasada arimahaha dibada wax badan ka aqri, yaa lagu isticmaalin, adigoo wadamo qaar ka cararayo kuwo kle jeebka ha u gelin,